Dil ka dhacay Suuqa degmada Xamar Weyne iyo askari ka tirsan Booliska oo..

Askari ka tirasn ciidamada Booliska ayaa toogasho ku dilay Darawal Mooto Bajaaj ku sugnaa degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir galabnimadii maanta. Falka dilka Darawalka Mooto-bajaajta ayaa ka dhacay Isgoyska Afar-Irdoodka ee suuqa Xamar Weyne, waxayna wararku sheegayaan in Askariga dilka geystay ay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliiska ee ku sugnaa goobta uu falka ka … Continue reading Dil ka dhacay Suuqa degmada Xamar Weyne iyo askari ka tirsan Booliska oo..